Wariysiga Abwaan Cabdi Qays
Cabdi adan Xaad oo loo yaqaanno Cabdi qays waa abwaan soomaaliyeed oo caan ah . wuxuu curiyaa heesaha iyo riwaayadaha, wuu heesaa, isla markaanaa muusiga ayuu tumaa .
fanaanka cabdi qays oo hadda ku nool magaalada hargeysa ayaa weriyaha BBC Axmed Saciid Cige wuxuu ka wareystay waayihiisa hadda iyo si kooban taariikhda fankiisa iyo dhibaatooyinkii uu kala soo kulmay heesihiisa iyo riwaayadihiisii.