Sawirro: Ciidda magaalada Garissa

Ciidda magaalada Garissa

Dadweynaha Garissa ayaa intooda badan salaadda Ciidda ku tugaday garoonka Gen Maxamuud, halkaas oo kumanaan kun oo ruux ay isugu soo baxeen.
Qoraalka sawirka, Dadweynaha Garissa ayaa intooda badan salaadda Ciidda ku tugaday garoonka Gen Maxamuud, halkaas oo kumanaan kun oo ruux ay isugu soo baxeen.
Carruurta ayaan goobtaas ka maqnayn, iyagoo intooda badan ku lebisnaa dhar cusub.
Qoraalka sawirka, Carruurta ayaan goobtaas ka maqnayn, iyagoo intooda badan ku lebisnaa dhar cusub.
Wiilkan yar waxaa uu ku cayaarayaa bistooladda carruurta, kaddib markii laga soo baxay salaadda Ciidda.
Qoraalka sawirka, Wiilkan yar waxaa uu ku cayaarayaa bistooladda carruurta, kaddib markii laga soo baxay salaadda Ciidda.
Sheekh Cali Guure waxaa uu ka mid ahaa culamada khudbadda ka soo jeedisay garoonka Gen Maxamuud ee daku isugu soo baxeen.
Qoraalka sawirka, Sheekh Cali Guure waxaa uu ka mid ahaa culamada khudbadda ka soo jeedisay garoonka Gen Maxamuud ee daku isugu soo baxeen.
Dadka Garissa ayaa fursadda Ciidda uga faa'idaystay inay isu hanbalyeeyaan.
Qoraalka sawirka, Dadka Garissa ayaa fursadda Ciidda uga faa'idaystay inay isu hanbalyeeyaan.