Fanaanka Cali Gacal oo soo saaray hees kaban ah
Cali gacal waa fanaan heesaa ah oo hadda ku nool magaalada Hargeysa.
Heesitiisa kabanka ah ee dhowaan uu qaaday iyo guud ahaan fankiisa ayaa waxaa ka wareystay weriyaha BBC Axmed Saciid Cige