You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
100 dumar: Gabar ka shaqeysa wax ka qabashada dhibaatada qoyska
Farxiya Khaliif Mohammud, waxay aas aastay oo ay madax ka tahay, urur ka shaqeeyay arimaha qoysaska gaar ahaan arimaha rabshadaha qoyska dhaxdiisa ka dhax dhaca "domestic violence", waxaana ururkeeda lagu magacaabaa - codka dumarka bariga Afrika (Voice of East African Women).
Waxay u warantay wariyaheena Mohamed Haji Hussien oo waydiiyay bal horata waxa ayuqabataan qoysaska waxa uu yahay.