You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dr Edna Adan ayaan ku eegeynaa barnaamijka 100-ka dumarka ee BBC
Immikana 100 haween ee BBC, DR Edna Adan waa haweenay caana oo waxay wax badan kaoo qabatay cafimaadka haweenka iyo dhallaanka waxa kaloo ay qayb ka qaadatay siyaasada iyadoo mar ahayd wasiirka arrimaha dibada ee Somaliland.
Dhawaan ayeey soo booqataya Studiyaha BBCda ee London, cabdiraxmaan bidhaan ayaa ka waraystay horumaraka Haweenka, Isagoo maraka hore waydiyey bal siday u aragato barnamijka BBC-Da ee 100ka dumara