Falanqeyn: Maxaa sababay guul daradii Manchester United ay kala kulantay Chelsea
Kooxda Manchester United ayaa xalay waxaa 4 gool ku garaacday Chelsea. Waa guuldaradii ugu xumayd ee Mourinho uu la kulmo intuu leyliyaha ka ahaa horyaalka Ingiriiska.
Hadaba maxaa sababay in Man United guuldarada intaa la eg inay la kullanto maxaa sabay. waxaan arrimahaasi kala sheekeystay Maxamed Ibraahim oo ka warrama Ciyaaraha, kuwan sugan magaalada Muqdisho.