Dhegeyso: Suuriyaanka ku nool Hargeysa oo ka hadlay isbeddelka dalkooda ka dhacay
Dhegeyso: Suuriyaanka ku nool Hargeysa oo ka hadlay isbeddelka dalkooda ka dhacay
Aqalka Madaxtooyada Muhajireen ayaa ahaa hoyga madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad.
Balse haatan, kadib qabsashadii mucaaradka dalkaas ayaa waxay soo afjartay xukunka 50-ka sano ee reer Assad, aqalka ayaa haawanaya wuxuuna u furan yahay dadweynaha.
Assad iyo qoyskiisa ayaa kadib u qaxay Ruushka halkaasoo magangalyo laga siiyay.
Haddaba, dadka Suuriyaanka ah ee ku nool Hargeysa ayaa BBC uga warramay isbeddelka dalkooda ka dhacay.


