Dhegeyso: Muxuu Garyaqaan ka yiri eedeymaha afduubka ah ee Mareykanku u jeediyay?
Dhegeyso: Muxuu Garyaqaan ka yiri eedeymaha afduubka ah ee Mareykanku u jeediyay?
Waxaa bishii la soo dhaafay laga soo tarxiilay dalka Mareykanka, Mahad Maxamuud (Garyaqaan), kaas oo ah TikToker Soomaali ah, oo dib loogu celiyay magaalada Muqdisho.
Bishii Oktoobar ee sanadkan waxaa sidoo kale lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa afduubka dad u dhashay dalka Faransiiska oo ku sugnaa huteel ku yaallo magaalada Muqdisho.
Hadaba eedeymahaas iyo qaabkii looga soo tarxiilay Mareykanka ayuu Garyaqaan uga warramay BBC-da. Lifaaqa kore ka dhegeyso wareysigiisa oo faahfaahsan:


