Dhegeyso: Safiirka Soomaaliya ee Roma oo ka hadlay tahriibka badda iyo Magafe la qabtay
Dhegeyso: Safiirka Soomaaliya ee Roma oo ka hadlay tahriibka badda iyo Magafe la qabtay
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ayaa ka hadashay in weli ay socoto aqoonsashada iyo kala saaridda dadkii ku geeriyooday doomihii dhawaan ku qallibmay xeebaha dalkaas oo ay saarnaayeen tahriibayaal ay Soomaali ka mid tahay.
Warku waxa uu intaasi ku darayaa in la xidhay nin Soomaali ah oo la tuhunsan yahay in uu ka mid ahaa shabakadaha wax tahriibiya.
Danjiraha safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga Ibraahim Cumar Sheegow ayaa Caasho Siciid uga warramay halka uu xaal marayo.


