You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo: Xaggee ku dambeeyey shirkii Puntland ay gogoshiisa dhigtay magaalada Garowe?
Daawo: Xaggee ku dambeeyey shirkii Puntland ay gogoshiisa dhigtay magaalada Garowe?
Muxuu salka ku hayaa khilaafka iyo xiriir xumada raagtey ee u dhexaya Puntland iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, xaggeese ku dambeeyey shirkii Puntland ay gogoshiisa dhigtay magaalada Garoowe ee laysugu iman lahaa, muxuuse daaranyahay safarka madaxweyneyaasha hore ee Soomaaliya ku tageen Garoowe?
Arrimahaas waxaa BBC-du ay su'aalo ka weydiisey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Cabdi Faarax Juxa oo u warramay weriye Maxamed Xasan Dhalo.