Dhegeyso: Maxaa sannadkan lagu soo bandhigay bandhigga buugaagta Garowe
Dhegeyso: Maxaa sannadkan lagu soo bandhigay bandhigga buugaagta Garowe
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, waxaa maalintii saddexaad ka socda carwada bandhigga buugaagta , kaas oo galay sanadkii saddexaad.
Waxaa bandhigaas sanadkan arrimaha ku cusub kamid ah waxyaabaha laga dhaxlay nidaamka federaaliga iyo doodo la xiriira bugaagtii sanadihii u dambeeyay soo baxay.
Haddaba faahfaahinta waxyaabaha lagu soo bandhigay carwada Garowe sanadkan, ayaan ka wareysannay, Maxamed Axmed Dalmar Agaasimaha Bandhiga Buugaagta ee Puntland, waxa uu warramay Aadan Maxamed Cabdi (Saalamiin).


