'Waxaan rabaa inaan guursado gabar reer magaal ah oo buskud samayn taqaan'

Qoraalka Muuqaalka, 'Waxaan rabaa inaan guursado gabar reer magaal ah oo buskud samayn taqaan'
'Waxaan rabaa inaan guursado gabar reer magaal ah oo buskud samayn taqaan'
Axmed

Xigashada Sawirka, bbc

Axmed Ragiin waa 11 jir Yemani ah, oo indhaha la'. Dhawr sano ka hor ayay BBC du la kulantay isaga oo intaan ka da'yar, dhigtana iskuulkoodii oo aad ugu burburay dagaalada Yeman.

Hadda iskuul cusub ayaa nin maalqabeen ah u dhisay, noloshiisana farxad ayuu la tamashleynayaa.