Shirwaynaha xisbiga Shaqaalaha ee UK oo ka socda Liverpool
Waxaa magaalada Liverpool ka socda shirweynaha xisbiga Shaqaalaha ee Uk iyadoo maalintii Sabtida dib gudoomiye loogu doortay Jeremy Corbyn.
Hibaaq Jaamac waa xildhibaan xisbiga Shaqaalaha oo laga doorto golaha deegaanka ee magaalada Bristol, waxay ka warantay shirka uga socda Liverpool.