DAAWO: Waxa Maraykanku ka yeelayo dadka ku lugta leh dagaalka laascaanood

Qoraalka Muuqaalka, Waxa Maraykanku ka yeelayo dadka ku lugta leh dagaalka laascaanood

Safiirka Mareykanka ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC uga hadlay colaada ka taagan Laascaanood ee dadka deegaanka iyo maamulka Somaliland. Waxaa uu danjire Larry Andre faahfaahiyay dedaalada Mareykanka iyo xubnaha kale ee beesha caalamka iyo taloobooyin ay suurtogal tahay inay ka qaadaan dhinacyada ku lugta leh colaada