Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan oo aan ka wareysannay qaraxyadii Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ka dhaca labo qarax oo waaweyn.
Qaraxyada waxaa lala beegsaday xarunta maamulka gobolka ee Lama-galaay.
Warar isa soo taraya ayaa ka soo baxaya qaraxa.
Haddaba waxaan arrintaas ka wareysannay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan.