Jaamici geel-jirenimo u laabtay, maxay tahay sababta?

Qoraalka Muuqaalka, Jaamici geel-jirenimo u laabtay, maxay tahay sababta?

Waa Jaamici geel-jire noqday, magaciisu waa Maxamed Cusmaan, BBC-du ayuu uga waramay nacfiga uu ku qabo geela iyo ganacsiga uu ka sameeyo