Sababaha ay Somaliland ula midowday gobollada Koonfurta Soomaaliya

Qoraalka Codka, Sababaha ay Somaliland ula midowday gobollada Koonfurta Soomaaliya

Barnaamijyadii taxanaha ahaa ee aanu todobaadkan waxaanu qormada ku eegaynaa sababihii keenay in Somaliland markii ay xorriyadda ka qaadatay Ingiriiska ay la midowdo Soomaaliya.

Waana dood kooban oo ay ka qayb galayaan Cabdinaasir Muxumad Xasan Buuni iyo Maxamed Haaruun Biixi oo labaduba ka tirsan mutacallimiinta ka soo jeeda Somaliland. Doodda waxa u qaybinaya Xasan Geelle waxaase hadalka ku horraynaya Cabdinaasir.