Cudurka Corona: Sida dadka hodanka ah uga dhuuntaan fayraska
Iyadoo dunida ay ku jirto xir-xirnaan iyo guri joog, waxaa soo baxaya in dadka taajiriinta ah ay meelo gaashaan leh raadsadaan. Haddaba xagey ku dhuuntaan?
Qalcado iyo jasiirado laga dhisay guryo qaali ah iyo kuwa dhulka hoostiisa ah oo difaac iyo gaashaan leh ayey dadka hodanka ah uga dhuumanayaan cudurka coronavirus.



