Amiir oo noqday cannugii ugu horreeyay ee ku dhashay Toronto sannadka cusub

Qoraalka Codka, Amiir oo noqday cannugii ugu horreeyay ee ku dhashay Toronto sannadka cusub

Amiir oo noqday cannugii ugu horreeyay ee ku dhashay magaalada Toronto sannadka cusub ee 2020. Halkan ka dhageyso warbixinta Duraan Xasan uu ka diyaariyay.