Dhageyso: Faladagan wuxuu sheegay in "kaalintiisa fanka uu buuxiyay"

Qoraalka Codka, Dhageyso: Faladagan wuxuu sheegay in "kaalintiisa fanka uu buuxiyay"

Faladagan wuxuu sheegay in "kaalintiisa fanka uu buuxiyay" oo uu wax ku soo biiriyay. Wuxuu doonayaa in uu qeyb ka noqdo sare u qaadidda fanka.