Daawo: Sheekh Kenyaawi oo ka hadlay hadalkii ay "dumarka dhibsadeen"
Sheekh Maxamed Kenyaawi ayaa maanta booqasho ku yimid xafiiska BBC-da ee magaalada Nairobi, isagoo si gaar ah uga hadlay islamarkaana raalligalin ka bixiyay arrintii la isla dhexmarayay maalmahan ee ku saabsaneyd hadal uu yiri.
Dad badan oo isticmaala baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta ayaa si weyn uga hadlayay hadalka uu sheekha sheegay ee 'ay dumarka ku dhibsadeen'.