Lammaane jacayl ay isu qabaan awgeed badda gunteeda isku guursaday
Lammaanahan ayaa go'aansaday inay badda hoosteeda isu guursadaan, sida ay aroosadda sheegtay seygeeda waxa uu ahaa quusaa waxayna rabeen in waxa ay sameynayaan ay noqoto wax u dhaw shaqada uu seygeeda hayo.
Faraantiyaasha ayaa waxa u soo iibiyey gabadha walalkeed. Gabadha hooyadeed ayaa markii hore diiday arrinkan balse gadaal ayey ka ogolaatay halka uu aabaheed soo dhaweeyey uuna ku dhiirageliyey.