Booliska Soomaaliya maxay ka yirahdeen dilalkii ka dhacay Muqdisho?
Maalmihii ugu dambeeyey waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayey dilal kala duwan oo loo gaystay dad rayid ah oo ay caruuri ay ku jiraan, kuwaasi oo qaar kamid ah la sheegayo in ay ku lug lahaayen ciidamada dawladda federaalka ee Soomaaliya.
Arrintan ayaa waxaa ka hadlay saraakiisha laamaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya.
Haddaba waxa dowladda kaga aadan arrimahan iyo tallaabooyinka ilaa iyo imika la qaaday ayaanu ka wareysanay afhayeenka ciidamada booliiska Soomaaliya Qaasim Axmed Roble, wuxuuna u warramay weriyaha BBC-da Axmed Mursal