Dhageyso: Somaliland oo ka hadashay dagaal ka dhacay Tuka-raq
Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa ka hadashay dagaal ka dhacay deegaanka Tuka-raq oo ay la galeen ciidammada Puntland.