Markab la afduubay oo lagu sheegay agagaarka Hobyo
Warar ka imaanaya degaanada Galmudug waxaa ay sheegayaan in doon Ganacsato u rarneyd oo dhawaan lagu afduubtay badda soomaliya ayaa hadda la keenay meel ku aadan biyaha u dhaxeeya Hobyo iyo xarardheere.
Arrintaasi waxaa BBC-da u xaqiijiyay Gudoomiyaha degmada cabdulahi axmed cali fat oo sheegay waxa ay kala socdaan doonta burcad badeeda haysato, waxaa u uwaramay cissa xaji cabdille.