Goolhaye Jaylaani oo BBCda uga warramay waayihiisii ciyaaraha
Goolhayihii hore ee xulka kubadda cagta ee Soomaaliya, Jeylaani Khaliif Maxamed oo haatan da`a ah, kuna nool duleedka magaalaa Afgooye ayaa waxaa uu BBC-da uga waramay cayaarihii kubada cagta ee Soomaaliya berisamadkii iyo weliba waxa uu ka xasuusto.
Jeylaani Khaliif Maxamed haatan wa beeraley, waxa uuna khadka telefoonka ugu warramay weriyaha BBC-da Maxamed Cabdiraxmaan Sheekh.