Xoolo dhaqatada Kenya oo ka cabanaya mashruuc dowladda ay wado

Qoraalka Codka, Xoola dhaqatada Kenya oo abaarta saameysay

Xoolo dhaqatada ku nool gobolka waqooyi bari Kenya ayaa ka cabanaya in dowladda ay xoolahooda uga iibsato lacag yar. Dowladda ayaa mar sii horreysay billowday barnaamij ay xoolo dahqatda uga gadaneyso xoolahooda xilliyada abaarta bedelkii ay xoolahaasi oon iyo Abaar u dhiman lahaayeen.

Dubad cameey waa guddoomiyaha ururka xoola dhaqatada Kenya. Wuxuu Magaalada Garissa ugu waramay Bashkas jug soo dhacay