Daawo: Soomaaliya diyaar ma u tahay qaabilaada qaxootiga Dhadhaab

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Soomaaliya diyaar ma u tahay qaabilaada qaxootiga Dhadhaab

Hay'adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International, ayaa ku eedeysay dowladda Kenya in ay qaxootiga Dhadhaab ku qasbayso ku laabashada dalkooda Soomaaliya.