Maxay iska shaabahaan dalalka Afghanistan iyo Soomaaliya
Dalalka Afghanistan iyo Soomaaliya ayaa meelo badan iska shaabaha, xagga nabadgalyada, qaxootiga iyo khilaafka qabaa'ilka. Jamaal Maxamed Xasan Oomaar oo Afghanistan iyo Soomaaliya kasoo shaqeeyay ayaa Cabdiraxmaan Bidhaan uga warramay.