Daawo lahaysteyaal sheegay inay cuni jireen jiir

Qoraalka Muuqaalka, Lahaysteyaal Burcad badeed: Waxaan cuni jirnay jiir

Koox ay budhcad badeed Soomaaliya ku haysatay ku dhowaad shan sano ayaa soo gaartay caasimadda Kenya ee Nairobi, waxa ayna markii ugu horreysay ka hadleen xaaladii ay ku noolaayeen muddadii ay gacanta ugu jireen burcad badeedda Soomaalida.

Axmed Ibraahim ayaa ka waramaya