Galmudug iyo Puntland oo ka hadlay dagaalkii Gaalkacyo

Qoraalka Codka, Galmudug iyo Puntland oo ka hadlay dagaalkii Gaalkacyo

Magaalada Galkacyo waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug. Dagaal ayaa salka ku haya muran dhul la iskuhaysto. Waxaa jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba ah.

Halkan ka dhageyso wareysi aan la yeelanay labada dhinac.