Sawirro: Arday Soomaali ah oo ka qeyb galay tartan hidaha iyo dhaqanka

Aadan Cabduqaadir Maxamed waa Soomaaliga kaliga ah ee wax ka barta jaamacadda Ibdan ee dalka Nigeria, wuxuu ka qeyb galay tartan dhinaca hidaha iyo dhaqanka oo loo qabtay aradada jaamacadiiisa. Sawirrada ayuuna nala wadaagay

Aadan Cabduqaadir Maxamed waa Soomaaliga kali ah ee wax ka barta jaamacadda Ibdan ee dalka Nigeria, wuxuu ka qeyb galay tartan dhinaca hidaha iyo dhaqanka oo loo qabtay aradada jaamacadiiisa.

Xigashada Sawirka, Aadan Cabdiqaadir

Qoraalka sawirka, Aadan Cabduqaadir Maxamed waa Soomaaliga kali ah ee wax ka barta jaamacadda Ibdan ee dalka Nigeria, wuxuu ka qeyb galay tartan dhinaca hidaha iyo dhaqanka oo loo qabtay aradada jaamacadiiisa.
Aadan Cabdiqaadir oo huwan calankiisa

Xigashada Sawirka, Aadan

Qoraalka sawirka, Aadan Cabdiqaadir oo huwan calankiisa
Bandhiga dhaqamada ee Jaamacadda waxaa ka qeyb galay aradada jaamacadda oo ka kala yimid dalal badan oo Afrikaan ah

Xigashada Sawirka, Cabduqaadir Adan

Qoraalka sawirka, Bandhiga dhaqamada ee Jaamacadda waxaa ka qeyb galay aradada jaamacadda oo ka kala yimid dalal badan oo Afrikaan ah
Aadan Cabduqaaadir oo ka faraxsan dhaqankiisa

Xigashada Sawirka, Aadan Cabduqaadir

Qoraalka sawirka, Aadan Cabduqaaadir oo ka faraxsan dhaqankiisa
Bandhiga dhaqamada ee Jaamacadda waxaa ka qeyb galay aradada jaamacadda oo ka kala yimid dalal badan oo Afrikaan ah

Xigashada Sawirka, Aadan Cabdiqaadir

Qoraalka sawirka, Bandhiga dhaqamada ee Jaamacadda waxaa ka qeyb galay aradada jaamacadda oo ka kala yimid dalal badan oo Afrikaan ah
Waxyaabihii uu goobta geeyay waxaa ka mid ahaa calankiisa oo xitaa ku xardhay labiskiisa

Xigashada Sawirka, Aaadan Cabduqaadir

Qoraalka sawirka, Waxyaabihii uu goobta geeyay waxaa ka mid ahaa calankiisa oo xitaa ku xardhay labiskiisa
Aadan wuxuu BBC-da u sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay inuu ka qeyb galay bandhiga dhaqamada ardada jaamacadda Ibdan

Xigashada Sawirka, Aadan Cabdiqaadir

Qoraalka sawirka, Aadan wuxuu BBC-da u sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay inuu ka qeyb galay bandhiga dhaqamada ardada jaamacadda Ibdan
Waxaaybihii uu soo bandhigay waxaa ka mid ahaa cuntada Soomaalida oo uu isaga kariyay

Xigashada Sawirka, Aaadan Cabduqaadir

Qoraalka sawirka, Waxaaybihii uu soo bandhigay waxaa ka mid ahaa cuntada Soomaalida oo uu isaga kariyay