BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump oo amar ku bixiyay in la toogto doomaha Iiraan ee miinooyinka dhiga Hormuz
Aqalka cad waxaa uu sheegay in Trump uu "ku qanacsan yahay" xannibaadda maraakiibta Iiraan ee marinka Hormuz, taas oo ay Iiraan ugu yeertay inay jebineyso heshiiskii xabad joojinta.
Sir qarsaneed 49 milyan oo sano: god badalay fikirkii aan ka haysanay nolosha
Gunta hoose ee dhagaxa ah ee buuraha qotada dheer ee lamadegaanka Chihuahuan ee koonfurta New Mexico, waxaa ku yaal shabakad ka kooban 119 god. Godadka ayaa ah qayb ka mid ah Carlsbad Caverns National Park, waxaa la sameeyay afar ilaa 11 milyan oo sano ka hor
Sidee kaniinka aasbiriinku hoos ugu dhigi karaa khatarta kansarka caloosha?
Waxay u muuqataa wax aan la rumaysan karin, haddana waxaa muddo dheer jiray calaamado muujinaya in dawadani ay yarayn karto fursadaha kansarka mindhicirka ee fida.
Cuntooyinka kor u qaadi kara niyad wanaagaaga
Nafaqooyinka cuntada ayaa door ka ciyaara sida jirkaagu u soo saaro kiimikooyinka dareenka wanaagsan sida serotonin iyo dopamine.
Shakiga ah in ganacsato xog ogaal ah ay isticmaaleen xogta madaxweynaha oo hareeyey madaxtinimada Trump
Wiilka madaxweyne Trump, Donald Trump Jr., waa maalgeliyaha Polymarket waana xubin ka tirsan guddiga la-talinta. Sidoo kale waa la taliyaha dhanka istaraatijiyadda ee Kalshi oo ay la xiriirtay BBC-da si ay xog dheeraad ah uga hesho
Maxay shirkadda ugu weyn adduunka ee konteenarrada u joojisay shixnadihii dekedda Berbera? Faahfaahin
Shirkadda Maersk ayaa todobaadkan shaaca ka qaadday joojinta in ay diiwaan galiso shixnado cusub oo loo qaado ama ka timaada dekedda Berbera
Muxuu shaqada uga tegey xoghayihii ciidanka badda Maraykanka oo ahaa saaxib aad ugu dhow Trump
Tan iyo markii uu yimid aqalka Pentagon-ka, Pete Hegseth waxa uu shaqada ka ceyriyay in ka badan 12 saraakiil sare oo militari ah, oo ay ku jiraan madaxii howlgallada badda iyo taliye ku xigeenka ciidamada cirka.
Sidee ugu fudud oo aad ku baran kartaa af qalaad?
Hababka barashada luqadaha waxay la kulmeen koboc tiknoolajiyadeed: laga bilaabo adeegsiga chatbots bixiya sixitaan degdeg ah ilaa adeegsiga xaqiiqada aragga fog
Kiiska saraakiil CIA ah oo la dilay iyo xogaha aan la shaacin ee ku hareeraysan
Subaxnimadii hore ee Axadda, kolonyo shan baabuur ayaa ku socdaalayay Sierra Tarahumara, oo ah dhul buuraley ah oo aad u ballaaran oo ku yaalla gobolka Chihuahua ee Mexico oo caan ku ah juqraafiga qallafsan iyo dembiyada abaabulan.
Haweeneey uur u qaaday laba nin isku mar
2018, qof dumar ah ayaa timid Shaybaarka Aqoonsiga Dadweynaha ee hiddesiyasha ee Jaamacadda Qaranka ee Kolombiya: waxay wadatay laba wiil oo mataano ah oo ay dhashay laba sano ka hor waxayna rabtay inay xaqiijiso aabbayaashood.
Waa maxay dalabaadka Iiraan ee xabbad joojinta?
Xiisadda u dhexeysa Iiraan iyo Mareykanka ayaa sii socota iyadoo Trump uu ka digay inay ku soo laaban karaan weerarka Tehraan.
Dabagalka taleefoonka oo lagu ogaaday sida ay calooshood u shaqaystayaal u taageereen kooxda RSF ee Suudaan, iyo raad soo galay Soomaaliya
Shabakad calooshood u shaqeystayaal Colombian ah oo uu taageero Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa caawinaad muhiim ah siisay ciidamada Dacmu-sariic ama RSF sida lagu ogaaday baaritaan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































