You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo: Muxuu Andrew Tate u ballan qaadaa taageerayaashiisa?
Ninkan caanka ah ee lagu muransan yahay, isla markaana dadka dhiirrigeliya Andrew Tate ayaa lagu xiray dalka Romania, isagoo lagu hayo baaritaan ku saabsan tahriibinta dadka iyo kufsi.
Weriyaha BBC-da ee arrimaha wararka marin-habaabinta ah, Marianna Spring, ayaa sharraxeysa waxa uu Andrew Tate u ballan-qaado taageerayaashiisa, waxaana soo jeedinaya Khadar Xaaji Cabdillaahi.