Daawo: Ardayda dhagaha la' ee haddana quraanka xifdisan

Dalka Indonisiya oo ah dalka ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan adduunka ayaa waxaa ka jira goobo ay Quranaka ku bartaan ardayda dhagaha la'. Xarumahaasi ayaa lagu baraa ardada aan waxba maqli karin qaab ay quraanka ku xifdin karaan.