You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Farxiyo Fiska iyo Yurub Geenyo oo is wareystay - Maxay ka sheekeysteen?
Fannaaaniinta kala ah Farxiya Fiska iyo Yurub Geenyo, waa laba ka mid hablaha heesa kuwa casrigan loogu jecel yahay.
Labadan hablood waxaa lagu yaqaanaa cod qurxoon iyo heeso dareenka raaca oo ka duwan kuwa ay dhiggooda qaadaan.
Saakase, hadii aad ogayd un in wariyaha uu dadka wareysto, waxaanu idiin heynaa labadoodii oo is waraysanaya, weriyaha bbc-da ee magaalada Hargeysa, Siddiiq Burmad-na uu dhex ka yahay, ee bal nala dhegeysta, Yurub Genyo ayaana ku hor mareysa.