You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Calankeena cirkuu u eg yahay: "Soomaaliya ma tagin sannadkastana waan xusaa xoriyadda"
Saynab faarax oo ku nool Australia ayaa BBC uga sheekeysay sida ay sannad kasa u xusto maalmaha xoriyadda in kastoo weligeed aysan Soomaaliya tagin.