You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Coronavirus: Dadkii la karantiilay ee magaalada Wuhan oo daaqadaha isaga heesaya
Wuhan waa magaalada uu ka soo bilowday caabuqan corona ee hadda caalamka oo dhan uu feejignaanta uga jiro.
Dowladda Shiinaha ayaa karantiishay dhamaan 11-ka milyan ee qof ee ku nool magaaladaas, waxaana lagu amray in qof kasta uu qolkiisa ku jiro.