You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Soomaali ka tirsan ciidamada Mareykanka: "Illaa yaraanteyda ayaan jeclaa inaan askeri noqdo"
Ibraahim Jidaal ayaa ka mid ah ciidanka Minnesota oo ah meel ay Soomaalida ku badan yihiin.