You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Waa arday uu burburkii Soomaaliya ka xanibay hankiisi waxbarasho
Maxamuud Calasow wuxuu ka mid ahaa arday uu burburkii Soomaaliya ka xannibay hankiisi waxbarasho in ka badan kala bar cumrigiisa ayuu sugayay maanta oo kale hadda ardayda uu wax la baranayo waxa ay la da'yihiin carruutiisa.
Weriyaha BBC-da Calinuur Salaad ayaa ka wareystay maraxaaladahii uu soo maray Maxamuud