Xadgudubyada ka dhanka ah haweenka Soomaaliyeed

Ayadoo lagu jiro 16ka maalmood ee dunida looga ololaynayo xadgudubyada xagga jinsiga ku salaysan, ayey dumarka arrimahaas u dhaqdhaqaaqa ee gobolka waqooyi bari Kenya waxay sheegayaan in uu aad u sarreeyo heerka kufsiga ee gobolkaas ka jira.

Sababta ayey u aanaynayaan ayadoo aan dhibaatooyinkaas intooda badan la sheegin ama la diiwaan gelin. Maryan Sheekh waxay ka mid tahay dumarka arrimahaas u ololeeya.

Suhayba Maxamed Badqas ayey u warrantay.