You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Hooyooyin ka shaqeynaaya xasilinta magaalada Galkacyo
Dhowrkii sanno ee ay Soomaaliya burbursaneyd waxaa jiray dad ajnabi ah oo dhex galay dadka Soomaalida kuwaa oo xitaa bartay dhaqanka iyo luuqada Soomaaliga.
Dadkaasi waxaa kamid ah Marcos Huno oo ah nin ajnabi oo u dhashay dalka Jarmalka. Waxaa uu in muddo ah joogay deegaano badan oo waqooyiga iyo konfurta Soomaaliya.
Haddabo waxyaabihii uu kala kulmay Soomaalida ayuu uga warramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato oo ku wareystay khdaka teleefonka ee dalka Jarmalka.