You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Kismaayo oo martigalinaysa shirka golaha wasiirada.
Magaalada Kismaayo waxaa markii ugu horaysay ka dhacaya shirka golaha wasiirada ee dowladda Soomaaliya oo markii ugu horaysay meel aan Muqdisho ahayn lagu qabto, Balse su'aasu waxay tahay maxuu shirkan kismaayo uga duwan yahay kulamdii khamiislaha ahaa ee wasiiradu ay yeeshaan isbuuc walba,
Engineer Cabdiraxman Yariisoow oo ah wasiirka warfaafinta ayaan arimahaasi ka waraystay.