You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Warbixin: Gaadiidka dadweynaha ee Muqdisho
Basaska magaalada Muqdisho ee dadweynaha ay raacaan ayaa waxyaabo badan kaga duwan magaalooyinka kale ee ku yaalla Afrika iyo adduunka intiisa kale.
Waxaa ka mid ah sida dhalinyarada ka shaqaysata gawaaridaas, oo loo yaqaano magacyo kala duwan sida Kirishboy iyo Nacamleeye, ay ula dhaqmaan dadka raacaya.
Haddaba, magaalada Muqdisho sidee bay uga duwan tahay qaabka loo raaco Basaska magaalooyinka Nairobi, Kambala iyo magaalooyin kale oo Afrikaan ah?
Maxamed Cumar Baakaay ayaa warbixintan ka diyaariyey.