You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Gabdha Soomaali ah oo sugayay in loo qaado Maraykanka oo dareenkooda ka warramay
Soomaalida qaxootiga ah ee qaabilaada ka helay Mareykanka ee filayay inay duulaan maalmaha soo socdo, ayaa waxaa soo wajahay niyad-jab weyn, dib markii Trump uu u soo saaray amar ka dhan ah qaxootiga dalal ay Soomaaliya ay ku jirto.
Fowsiyo Maxamuud iyo Fadumo Xasan waa gabdho Soomaali ah oo ku nool magaalada Nairobi, isla markaana uu saameyn ku yeeshay go'aanka Trump, waxaa ay dareenkooda uga warrameen weriyaha BBC-da Maxamud Cali Maxamed.