You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Abaar ba'an oo laga soo sheegayo Koonfur Galbeed
Deegaana ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaliya ayaa laga soo sheegayaa abaaro ba'an oo saameeyey dadka iyo duunyadaba.
Meelaha ugu daran oo abaarta laga soo sheegayo waxaa ka mid ah gobolada Shabeelada Hoose iyo Bakool.
Weriyaha BBC Cabdirzak Xaaji Maxamed Catoosh ayaa arrimahaasi ka waraystay wasiirka warfaafinta ee maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xassan Cabdi Maxamed.