You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida Minnesota
Murashaxa madaxtinimada Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa isu soo bax uu ku qabtay gobolka Minnesota ee Soomaalida ay ku badan yihin waxa uu taageerayaashiisa u sheegay in Gobolkooda qaxootiga soo degay ee Soomaalida ah ay gaystaan dhibaatooyin xagjirnimo wata.
Waa kuwan qaar ka mid ah Soomaalida gobolkaas deggan oo ra'yigooda ku aaddan eedeynta Trump uga warramay BBC