You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Abwaan Baarleex oo ka hadlay xaalufka iyo abaarta ka taagan Geeska Afrika
Iyadoo abaar kululi ka jirto deegaannada Geeska Afrika ee Soomaalidu ay degto, maalmahanna aannu idiin soo gudbinaynay warbixinno umuurtaasi ku saabsan, ayaa dareenka uu ka qabo dhibta abaarta wuxuu Abwaan Cabdillaahi-Baarleex ku cabiray suugaan isugu jirta ilaalinta deegaanka iyo Allabari.
Abwaan Baarleex waxaa shalay Axaddii kula kulmay makhaayad shaaha laga cabbo oo ku taal magaalada Hargeysa, weriyaha BBCda, Axmed Saciid Cige.