You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Gabar Soomaaliyeed oo abaalmarin ku guuleysatay dalka Filand
Gabar Soomaali ah ayaa billad abaalmarin ah lagu siiyay dalka Finland, billadan oo sanad walba la bixiyo ayaa haweenaydan lagu siiyay howlo ay bulshada u qabatay oo iskaa wax-u-qabso ah.
Nimco Nuur ayaa ka shaqaysa in ay carruurta Soomaliyeed barto afkooda iyo dhaqanka Soomaalida.
Cabdirisaq Xaaji Catosh ayay qadka telefoonka ugu warantay.