Buhari: Xaaskeyga jikada ha ku ekaato

Maxaweynaha Nigeria oo u jawaabayay xaaskiisa oo dhaliishay siyaasadiisa ayaa waxa uu yiri: ''Ma garanyo xaaskeyga xisbiga ay ka tirsantahay balse waxaan ku ogahay jikada, fadhiga iyo qolkeyga''

Halkan ka daawo madaxweynaha iyo xaaskiisa oo isu jawaabayo.